Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Hadlay Bahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Ah

Lataliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha doorashooyinka cabdilaahi daahir cukuse ayaa ka hadlay sida ay ka xukuumad ahaan u arkaan isbahaysiga ay xisbiyada mucaaridka ee Waddani iyo UCID samaysteen si ay uhantiyaan shir gudoonka golaha wakiilada iyo maayarada dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker