Kooxda Faransiiska Oo Ka Guulaystay Belgium, Una Gudbay Finalka Nations League

Xulka qaranka Faransiiska ayaa u gudbay finalka tartanka Nations League iyagoo guul soo laabasho ah ka gaadhay Belgium oo laba gool kala hormaray, isla markaana laga diiday gool saddexaad dhamaadkii ciyaarta.

Finalka Nations League ayay Spain iyo Faransiisku wada ciyaari doonaan Axadda ay taariikhdu tahay October 10.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker