Xukumadda Somaliland oo Madaxda somaliya u Ogolaatay inay ka Soo Qaybgalan Aaska Abwaan Hadraawi
Wasiirka Arimaha Gudah Somaliland ayaa sheegay inay u ogalaanyaan Madaxd Somaliya Haddii ay Soo Dalbadaan Inay ka soo qayb galaan Aaska Marxuum Maxmed Ibraahin Warsame Hadraawi oo Maalinta Bari lagu Aasi Doono Magalada Hargeysa.
Waxa ay u Muuqataa in Xukumadda Somaliland Wax ka badashay Siyaasadii ay ku Wajihi Jirtay Somaliya.