Daawo Khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi Ee Sagootinta Ardayda Taiwan ka Heshay Scholarship ka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay 33 (Saddex iyo soddon) Arday oo ku guulaystay tartan loo galay deeq waxbarasho oo uu dalka Taiwan siiyey Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaas oo hayaankooda waxbarasho u ambo baxaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker