Guddoomiyihii Doorshooyinka ee Xilka laga Qaday oo Laga Dhigayo Wasiir
Hargeysa (OWN ) Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland Riyo Raac ee maanta Xilka laga qaaday uu dhawaan ka mid noqon dooonno Golaha Wasiirada Xukuumadda Kulmiye.
Warar madax bannaan oo aan helnay ayaa sheegaya in Xil qaadista maanta lagu sameeyay ay ahayd mid laga soo shaqeeyay Islamarkaana loo qoondeeyay Xil Wasiirnimo.
Xigasho Wargeeyska Foore