Daawo: Gudi Hoosaayada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Lagu Dhawaaqay
Gudi Hoosaayada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Lagu Dhawaaqay, Hawshan oo dhan waxaa Warbaahinta u sharaxay Xoghayaha Gaarka ah ee Golaha Wakiilada Cabdirsaaq Siciid Ayaanle