Daawo:-“Moorgan Ma Shaarubaha Ayaa Nukliyeer U Noqon Doona”Xukuumadda Somaliland Oo U Digtay Gen Moorgan.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore Ayaa Dawlada Soomaaliya Iyo Maamulka Puntland Uga Digay Inay Fara Galin ย Ku Sameeyaan ย Somaliland. Sida Oo Kale Wasiirka Ayaa Gen Moorgan Oo Ka Mida Musharaxiinta Madaxweyne Ee Puntlan Digniin U Diray. Halkan Hoose `Ka Daawo Muuqaalka Warkan