Dawladda Britain oo ka Warwarsan Fiditaanka Caabuqa Covid 19

Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK ayaa cirka isku shareeray, iyada oooo Jimcihii shalay ahaa uu ku dhacay 42,067 qof oo cusbi sidda lagu sheegay xog ay dowladu soo saartey.

Dhinaca kale guulo ayaa laga gaadhay barnaamijka tallaalka, iyada oo ilaa hadda la qaatay 91,314,745 tallaal guud ahaan Britain. 48,171,998 oo qof ayaa la siiyey dhibicda koowaad halka ay 43,142,747 oo qof oo kalena qaateen labada qeyboodba.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker