Shirkadaha Jaadka oo Joojiyaay Qaadka ay Ka keeni jireen Itoobiya

Ganacsatada Qaadka keena Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay joojinayaan qaadka ay ka keenaan Itoobiya, kadib markii ay sheegeen in dawladda Itoobiya ay kusoo rogtay caqabado badan oo ay kamid tahay; Cashuurta oo labu qaaliyeeyay iyo ganacsatada Oromada oo doonaya in ay iyagu qaadka keenaan Somaliland.

Waxay sheegeen in wixii hadda ka dambeeya ay qaadka ka keensan doonnaan Kenya iyo Yemen

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker