Prof Sheekeeyey oo Fashiliiyey Shabakad Isku xidhan oo Duullaan ku ah Qaranimada Somaliland
Prof Sheekeeyey ayaa bannaanka soo dhigay Xogo ku saabsan Shabakad Coldoon Hormuud u yahay oo Somaliland loo soo adeegsaday iyo Qorsheyaal lagu wiiqayo Qaranimada