Xisbiga UCID Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Cusub .
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridk ah ee Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe , Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Cusub .
Guddoomiyaha xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, isaga oo tix-raacaya qoddobka 22aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID.Isla markaana la tashaday guddida fullinta, markuu arkay baahida loo qabo xilalkan muhiimka ah. Markuu arkay kartida iyo aqoonta ay u leeyihiin xilalka loo igmaday, kuna qancay inay xilalkaas ka soo bixi karaan.
Taariikhdu Tahay 11 Aug 2021, Waxa Uu Magacaabay Xilalkan.
