Shir-guddoonka cusub ee Golaha wakiilada JSL oo xilkii kala wareegay shir-gudoonkii hore ee wakiilada.
Shir-guddoonka cusub ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay shir-gudoonkii hore ee wakiilada.
Madaxda xisbiyada ayaa xaflada xilwareejinta ka soo qayb galay.
Xubnaha loo doortay Shir-guddoonka cusub ee golaha Wakiillada Somaliland oo kala ah Guddoomiyaha Golahaas Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Guddoomiye ku-xigeenka kowaad Siciid Mirre Giirre, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad Cali Xaamud Jibriil.
ย