Dawladda Tunisia Oo Xabsi Guri Galisay Laba Wasiir Oo Hore Uga Tirsanaa

Wasaarada arimaha gudaha dalka Tunisia ayaa xabsi guri galisay wasiiro ka tirsanaa xukuumadda Tunisia,  mas’uuliy sare oo ka tirsan kooxda qunyar socodka islaamiyiinta ah ee xisbiga Ennahda, kaasi oo ka soo hor jeeda guddo galkii madaxweynaha ee qaybaha dowlada, sida uu maanta sheegay mid ka mid ah dadka ugu dhaw dhaw.

Madaxweyne Kais Saciid uu meesha ka saaray raysal wasaarihii sidoo kalena uu shaqada ka joojiyay baarlamaankii bishii July 25-keedii, talaabadaasi oo xisbiga Ennahda ay ku tilmaameen afgambi.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker