Golaha Guurtida JSL oo Soo Jeediyay in Dil Toogasho ah lagu Fuliyo Dadka Isku-jinsiga Ah Ee Isku Galmooda

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Ilkacase), oo ka mida mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ahna guddoomiyaha guddi hoosaadka diaafaca iyo nabadgelyada difaaca Qaranka, ayàa soo jeediyay in dil lagu fuliyo dadka isku Jinsiga ah ee galmada isugu taga.
Sidoo kale waxa uu sheegay inay jiraan hay’addo u dooda dadka isku jinsiga ah ee isku galmooda, waxaanu soo jeediyay in dalka laga saaro hay’addaha u dooda dadkaasi, iyo kuwa diinta Kiristaanka fidiyaba.
Waxaa kale oo uu xusay in ay jiraan dad Soomaali ah oo Diinta Kiristaanka ku dhex faafinaya gudaha magaalada Hargeysa, isla markaaana la qabtay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker