Madaxweyne Jo Biden Oo ku dhawaaqay siyaasad cusub oo la xidhiidha COVID-19

Madaxweyne Joe Biden ayaa  maanta   ku dhawaaqay  in malaayiinta qof ee u shaqeeya Dowladda Federaalka Mareykanka looga baahnaan doono in ay keenaan caddeyn muujineysa in ay qaateen tallaalka cudurka COVID-19 ama ay diyaar u noqdaan in ay si joogta ah u maraan tijaabada Coronovirus.

 

Biden  ayaa sidoo kale sheegay  in dhammaan xarumaha dowladda federaalka Mareykanka dib loogu soo celin doono amarrada lagu yareeyo faafista cudurka COVID-19, sida xidhashada maaska oo lagu waajibi doono dadka tallaalan iyo kuwa aanan wali istallaalin iyo in dadku ay kala fogaadaan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker