Dood Kulul Oo Dhexmartay Sadexda ee Kulmiye, UCID iyo Waddani.

Barnaamijka Somaliland USA ee Tempo Afric TV ayaa dood u qabtay sadexda Xisbi ee Kulmiye, UCID iyo Wadani. Doodaas oo si xamaasad leh looga dooday heshiiskii sadexda xisbi ee Gudida Doorashooyinka Qaranka. Dooda waxa ka qayb galay Xoghayaha Waxbarashada ee Wadani, Afhayeenka Kulmiye ee Waqooyiga Amerika iyo Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga UCID. Barnaamijka waxa daadihinayay Mohamud Geedwareershe. Daawasho wanaagsan.

Mohamud Sh Abdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker