NOOCA BILAA KHAJILAADA AH EE SOMALIYA SOO ADEEGSATO TAQAANAA?

BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM.
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka somaliland dibad iyo gudaba.
Mar labaadka hadii aan u soo gunda daago ujeedada maqaalkayga.
Waxaan shacabka somalilaandu sheegaynaa in qaranimadoodii si aad khatar u ah loo soo weeraray oo la adeegsaday tab iyo xeelad kasta iyadoo ay qolada soomaliya ee daalac doon ay markii horeba dunida la wareegi jireen ha aqoonsinina, markii tiika soo xidhantay ay iminka adeegsanayaan qaab kale oo dadka dhexdooda la isugu dirayo iyo weerar kale oo toosa oo putland maqaarsaar u tahay laakiin awalba taa putland way isku dayi jireen oo way u socon wayday.
HADABA HADA WAXAY ADEEGSANAYAAN ABKAY DHAANDHAAN OO DHAN OO FURTAY MEEL LIVE AH OO UU KASOO HADLO OO MEESHII DADKUBA U SOO BAABA,AY LAGA DHIGAYO IN LA ISKA DHINTAY OO DAWLADNIMADII CIYAAR LOO DUMIYAY SOMALILAND NA LAGA DHIGAYO WAX LA ISKAGA DHAWAAQAY OO CIYAARA HADABA KUWA SIDAA KU RIYOONAYAA WAA INAN YAR OO NACASA OON WAXBA OGAYN OO TOLOW DAWLADII SIYAAD BARE DADKA MA IYADAA KALIFTAY MISE WAA LA ISKAGA ? WAA AYAAN DARO MAANTA HADAAN TAA IS WAYDIINO.
WAXAAD KUSOO TACABTAY TUUROO TII LAGU LUGO,AY SOO RAAC WAA DOQONIMADII U DAMBAYSAY.
BAL DAAWADA SHACABOW LABADA NIN EE LAKALA YIDHAAHDO
1-CABDISALAAN CABDI AADAN OOLA BAXAY MAGACA SOMALILAND UU KU CAAYO EE YOUTUBEKA UU KU QORTAY WAA (CABDISALAAN GENTLEMAN)
KAAS QOLADAYADUU SHEEGTAA LAAKIIN MAAHA.
2- KA LABAAD WAA NINKA LA YIDHAAHDO XASAN OO XIRSI CISMAAN SHEEGTA ISAGU LAAKIINKAN YAR AAD BUU UGA WAYN YAHAY WAA NINWAYN OO NACASA OO MADHAN OO SHAYDAAN CAALAMI AH WEEYE.
LABADOODUBA WAXAY KA HADLEEN DADKAANU U BAAHINAYNAA, FASIRKOODA IYO WAXAY U JEEDAAN.
UMADUNA WAXAA YEY DHAGESAY SHAQADII SHAYDAANKA HAYA EE LAYIDHI DADKA ISKU SOODIRA.
ILAAH BAA MAHAD DHAMAANTEED ISKA LEH.
BY: MAXAMED AXMED
libaaxyare27@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker