Muran diin ku salaysan oo geesa garaacaya madaxweynaha Faransiiska

Madaxweynaha Faransiiska ayaa lagu eedeeyay qiyaamo qaran kadib markii uu ka qayb qaatay xaflad dad yuhuudi ah ay dhigteen oo ka dhacday hoygiisa rasmiga ah.

Waddan ay kala saarista diinta iyo siyaasaddu tahay wax wayn, in xafladaas uu ka qayb galo ayaa markiiba waxaa cambaareeyay siyaasiyiinta midigta iyo bidixda.

Madaxweynaha ayaa casuumay madaxa wadaada Yuhuuda ee Faransiiska si uu sideed shumac ee ugu horeysa ee xaflada u shido.

Balse markii muuqaalka munaasabad diimeedka uu ka soo muuqday warbaahinta bulshada ayaa waxaa dilaacay muran wayn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker