Daawo Maalqabeenka iska leh shirkadda Amazon Oo U Duulay Hawada Sare

Maalqabeenka iska leh shirkadda Amazon, Jeff Bezos ayaa maanta u duulay hawada sare, isagoo raacay dayax-gacmeedkii ugu horreeyay ay dad rakaab ah raacaan kaas oo lagu magacaabo New Shepard.

Waxaana safarkan uu ku tegayo hawada sare ku wehliya Mark Bezos oo la dhashay Jeff iyo Wally Funk oo 82 jir ah taas oo bilowday tartanka loogu jiro hawada sare xilli ay aheyd arday.

Waxay ku safreen qalab sidii gantaalka ah oo leh daaqado waaweyn.

Dayax-gacmeedkan New Shepard waxaa soo saartay shirkad uu leeyahay Jeff Bezos oo la yiraahdo Blue Origin si loo xoojiyo suuqa dalxiiska ee hawada sare.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker