Kolonyo Gargaar U Waday Gobolka Tigray Oo la Weeraray

Kolonyo gargaar bini’aadanimo u waday gobolka ay colaaduhu aafeeyeen ee Itoobiya ayaa la weeraray,  taasi oo sababtay dib u dhac horleh oo ku yimid dadaaladii loogu jiray in lagu caawiyo boqolaal kun oo dad ah oo wajahaya macluul daran.

Hay’adda cunada adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kolonyo 10 ah lagu weeraray gobolka canfarta ee xadka la leh Tigray.

Dowlada ayaa ku eedeysay fallaagada inay weeraraan dadka rayidka ah ayna xannibayaan gargaarka inkastoo ay gaashaanka u daruureen eedeyntaasi waxayna sheegayaan in ay bartilmaameedsanayaan maleeshiyaadka xulafada la ah Dowladda Itoobiya.

 

 

home
Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker