Maamulka Jubaland Oo Digniin U Dirtay Odayaasha Dhaqanka

Maamulka Jubaland ayaa digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xidhiidh la yeelata ururka Al-shabaab, waxayna sheegtay in cidii jabisa go’aankan ay talaabo ka qaadi doonto.

Go’aankan ayaa waxaa soo saaray Golaha Amniga Jubaland oo maanta yeeshay shir uu guddoomiyay madaxweyne Axmed Madoobe, kaas oo looga hadlay arrimaha amniga doorashooyinka.

Jubaland waxay sheegtay in ay joogtaynayso shir maalinle ah oo looga hadlayo arrimaha amniga doorashooyinka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker