” Anigu ma ihi maayarada tijaarta ah ee maanta la tartamaya Dahabshiil Iyo ….”

” Waxaa igu walaahiya reer Burcooy hadii aan afartayda jeeba baadho hal laanguruusal baan iibsan karayaa oo aan maqaaxiyahaa ku fadhiisto , lacag aan meel idinka dhigtayna majirto , ama rumayso ama harumaysan , anigu ma yihi nimanka degmooyinka haysta ee tijaartaa ee maanta Dahabshiil iyo Baxsane la tartamaya mayihi , waxaan ahay 54jir shareecada wax ka yaqaan oo PHD ka gaadhay , caruurtaydii caawa halkanay inala fadhiyaan , yaga iyo xaasaskayguba baabuurta dawlada ma yaqaaniin ,mana haystaan mana fuulaan , Subixii Tigbay suuqa ku tagaan Tigna way kaga yimaadaan “.
“Caruurtayada aduun aanan hubin masiinin , hadaan siin lahaa aduun aad leedihiina caawa iyagay ka muuqan lahayd , gurigaygay ka muuqan lahayd , taasina majirto , Madaxweynahana waan usheegay habeenkii ugu dambeeyay ee aan isa soo macasalaameynaynay , nin Burco hanti ka dhigtay wallaahi mayihi “. Maayirka Burco , Maxamed Muraad.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker