Daawo: Masuuliyiinta Degmada Wajaale ee Gobolka Gabiilay oo Gubay Qaad iyo Baco

Daawo: Masuuliyiinta Degmada Wajaale ee Gobolka Gabiilay oo Gubay Qaad iyo Baco , Masuulyiinta Degmadaas ayaa sheegay in Qaadkan lagu Qabtay Dad kala soo Talaabaya Xuduuda ay Degmadaasi La wadaagto Ethiopia , waxaa kaloo qaadka wehelinayay oo lala qabtay Baco kuwaas oo iyaguna gabi ahaan Somaliland ka mamnuuc ah

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker