Ololihii ugu ballaadhnaa ee Bulshada laga Wacyigelinayo Cudurka Covid-19 oo Hargeysa lagu daah-furay

 

Hargeysa (OWN)- Xarunta Guud ee Dalladda Isku-xidhka haweenka ee NAGAAD, ayaa maanta lagu qabtay kulan lagu Daah-furayey Wacyi-gelinta ka-hortagga cudurka COVID-19 oo bulshada lagaga baraarujinayo dhibaatada uu leeyahay cudurka iyo sidii ay uga feejignaan lahaayeen.

Waxa Madasha kulanku ku qabsoomay ka qayb galay Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda caafmaadka, Siyaasiyiin, xildhaano ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa iyo masuuliyinta ugu sarreya Dalladda Haweenka ee NAGAAD.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker