Kornayl Caarre Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Hoggaanka Millatariga Somaliland, Soo Dhawayna U Sameeyay Ciidamo Cusub Oo Ku Biiray Jabhadiisa
Hargeysa(OWN)-Kornayl Siciid Cawil Jaamac (Kornayl Caarre) ayaa soo dhawayn u sameeyay ciidammo cusub oo ku biiray jabhadiisa, waxaanu jawaab adag ka bixiyay eedaymo uga yimid madaxda ciidammada millatariga Somaliland,ย Halkan hoose ka DAAWO