Degmada Sheekh oo loo dooratay Maayir iyo Ku Xigeen Cusub
Mayarka iyo maayir ku-xigeenka Degmada Sheekh ayaa saaka la doortay.
Eng Ismaaciil Xuseen Xabeeb oo Ka soo Baxay Xisbiga KULMIYE ayaa loo doortay maayirka degmada Sheekh.
Maxamed Faarax Axmed oo Ka soo Baxay Xisbiga UCID ayaa loo doortay maayir ku-xigeenka degmada Sheekh.