Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan Oo Gaadhay Caasimadda Nigeria

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa gaadhay Magaalada Abuja ee Caasimadda Nigeria, socdaal kooban oo uu ku marayey saddexda dal ee Angola Togo, iyo Nigeria, islamarkaasna dalkaaas kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Nigeria Muhammadu Buhari

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker