Wasaaradda Waxbarashada JSL Oo Ka Hadashay Dirayska Cusub Ee Ardayda Somaliland

Qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL ayaa maanta faah’faahin ka bixiyey dirayska ardeyda dugsiyada waxbarashada dalka.
Geesta kale, agaasime waaxeedyada wasaaradda waxbarashadu waxay jawaab ka bixiyeen eedaymo ay u soo jeediyeen wasaaradda waxbarashada qaar ka mid ah ganacsatada ka ganacsata dirayska ardeyda dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker