Ururka SOLJA Oo Saxafiyiinta Ugu Baaqay In Ay Ka Digtoonaadaan Tebinta Natiijo Aan La Hubin.

Guddoomiyaha ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA Sakariye Axmed Muxumed oo warbaahinta kula hadlaayay ayaa guud ahaan saxaafadda Somaliland noocyadeeda kala duwan uga digay in ay baahiyaan natiijo aan ka soo bixin komishanka doorashooyinka qaranka oo ah cida kaliya ee laga soo xigan karo natiijadda rasmiga ah ee doorashadii goleyaasha wakiilaladda iyo degaanka ee shalay dalka ka qabsoontay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker