Xisbiga WADDANI oo Guddoomiyayaal Gobol ugu baaqay Wareejinta xilalkay hayaan
Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI mudane Khadar Xuseen Cabdi, ayaa soo saaray wareegto ku aaddan in guddoomiyeyaasha xisbiga ee gobollada Saaxil, Togdheer iyo Sool si kumeel-gaadha xilka u wareejiyaan.