Guddida doorashooyinka Somaliland Oo Xayiraad saaray isu-socodka gaadiidka

Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in xayiraad la saaray isu-socodka gaadiidka afarta subaxnimo ee Caawa ilaa lixda fiidnimo.

Waxaana lagu adkeeyay in ay shacabku u hoggaansamaan go’aanka guddida, isla markaana ay ku siin dhawaadaan goobaha ay codadka ka dhiibanayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker