DAAWO Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Gudoomiyaha DP World

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkada DP World ahna maareeyaha guud ee Shirkadaas, Sultan Ahmed Bin Suleyman.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker