Daawo: Duqa Degmada Boorame oo iska Difaacay Eedayn Loo soo jeediyay oo ahayd inuu Xabaalo si Sharci darro ah usoo Qufay 

Daawo: Duqa Degmada Boorame oo iska Difaacay Eedayn Loo soo jeediyay oo ahayd inuu Xabaalo si Sharci darro ah usoo Qufay .

Maayar Saleebaan Xasan Xaddi ayaa Si Cadho ka Muuqato uga Falceliyay ama Isaga Difaacay Eedayntaas , Deegan ayaa ahayd in Maalmihii ina Dhaafay ay Dad Baraha Bulshada soo Dhigayeen Muuqaalo ah inuu Maayarku Amarku bixiyay in si aan Wanaagsanayn Loosoo Qufo Xabaalo Wakhti hore lagu Aasay Meelka mida Dhulka ay Xukunto Degmada boorame .

Hadalka Maayarka oo Dhamaystiran Halkan hoose ka Daawo:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker