Muxuu Yahay Hadalka Guddoomiye XIRSI Ka Soo Yeedhay ee Aan Looga Baran Xisbiga Waddani?

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa markii u horeysay intii uu la wareegay hoggaanka xisbiga ka jawaabay hadallo ka soo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker