Soomaaliya oo barbaro la Gashay Eritrea kana hadhay Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika

Kampala (OWN) – Xulka Soomaaliya ayaa isaga hadhayy Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika, kadib markii ay barbaro gool la’aan ah la galeen Eritrea, wuxuuna ahaa kulankii labaad Ee Inta Uu Socda Koobka Bariga iyo Badhtama Africa.

 

Kulanka wuxuu ahaa mid ku dhamaaday barbaro gool la’aan ah, walow ay xiddigaha Soomaalida khasaariyeen fursado ay ciyaarta ku go’aamin kareen.

 

Qaranka Soomaaliya ee hadhay wuxuu shabaqa difaacday saddex kulan, kaliya hal guuldaro ayey la kulmeen, waxeyna heleen 5-dhibcood taasoo ka dhigan iney kaalinta 3-aad ka galeen Group-ka A.

 

Omar Abdullahi ayaa dhaliyay goolka qudha ee ay Soomaaliya ka dhalisay Tartanka, sidoo kale Saxaafadda Uganda waxey hadal hayaan in goolhaye Saciid Aweys uu ilaa iyo hadda yahay kan Ugu fiican Marka Loo Eego Goolyayaasha kale ee soo Safray TartankaN.dhanka goolka maadaama uu badbaadiyay fursado ka badan goolhaye walba oo kale. Oo dhiggiisa ah.

Xulka Eritrea waxey fursad u heystaan iney soo gaadhaan Semi final-ka Tartanka kadib dhibicdii ay heleen, waxeyna kaalinta labaad ku galeen 7-dhibcood, kaliya Djibouti oo la ciyaareysa Uganda ayaa la dhibco noqon karta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker