Xisbiyada Mucaaradka oo Cayimay Goobaha ay Mudaharaadka ku qabanayaan Hargeysa.
Hargeysa Mudaharaadka Hargeysa waxuu ka dhici doona .
1. Xarunta Guud ee xisbiga UCID .
2. Xarunta xisbiga Waddani ee gobalka Maroodi-Jeex oo ka soo hor jeeda dugsiga Faarax Oomar
3. Is goyska Total ee Xaafada Axmed Dhagax .
Musharax Cirro ayaa sidaas ku dhawaaqey .