Komishanka Xuquuqul Insaanka JSL oo ku baaqay in la sii daayo Murrashax ka tirsan Xisbiga Waddani
Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Somaliland, ayaa ku baaqay in la sii daayo Murrashax ka tirsan Xisbiga Waddani.
Waxaa sidan lagu sheegay nuxurka war-saxaadadeed ka soo baxay xafiiska xuquuqalka iinsaanka Somaliland.
βMurrashaxiinta, Hawlwadeennada Xafiisyada Doorashooyinka iyo weliba Wakiillada Xisbiyada lama xidhi karo xilliga doorashada, Haddii aan La qaban iyaga oo Dembi Ciqaabeed Faraha kula jiraβ.