Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Murcaaridka ah ee Waddani ee Gobolka Awdal oo Dhaliilo Xoogan usoo jeediyay
Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Murcaaridka ah ee Wadan ee Gobolka Awdal oo Dhaliilo Xoogan usoo jeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Gudoomiye Maxamed Aadan Suldaan oo Maanta Warbiihinta La Hadlay Ayaaa Dhaliilo Xoogan Usoo jeediyay Xukuumada Madaxwayne Biix , Dhaliilahan oo Badan koodu Ku Wajahnaa Ka Hortagga Xanuunka Coronavirus , ayuu Gudoomiyuhu Sigaara U Xusay Garoomada Diyaaradaha ee Wali Shaqaynaya iyo Khatarta Faafitaan ee ka Imankarta, Halka Wadamadii Dunida oo dhanina ay Albaabada U Xidheenta.