Daawo:Koomishanka Doorashooyinka Somaliland oo  Kulan La Qaatay Axsaabta Qaranka ayaa sheegay in10 Bilood ku Qabankaraan Doorasho

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland oo  Kulan La Qaatay Axsaabta Qaranka ayaa sheegay in10 Bilood ku Qabankaraan Doorasho. Tan ayaa Noqonaysa in Gabi ahaanba Sannadkan 2020 Aanay Wax Doorasho ahi ka dhacayn Somaliland .

Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker