RAMADAN MUBARAK 2020

RAMADAAN MUBARAK
KULU CAM WA ANTUM BILKHAYR
GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI OO SHACABKAA SOMALILAND HAMBALYO U DIRAY RAMADAN MUBARAK
Aniga oo ku hadlaaya magacaayga oo ah Bashe Elmi iyo ka guddida iyo ka taageerayasha Xisbiga Waddani ee West Canada.
Waaxan hambaalyo u dirayaa dhamman shacabkaa Somaliland meel kasto oo joogan waaxan leeyahay Ramadan Mubarak.
Illahan sanaadkan sanaandkiisa cafiimada qaab iyo bash bash iyo barwaaqo ha inugu gaadhsiiyo
Maseebada COVID-19 Illahay haa inaga nabaad geeliyo, intii kuu dhacaay Illahay haa kaa cafiyo
AAMIIN,AAMIIN
GUDDOOMIYAHA. WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI
BASHE JAMA ELMI
WAA BILAHI TAWFIIQ

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker