Golaha Guurtida JSL Oo Maanta Loo Qaybiyay Xeerka Furista Ururada iyo Asxaabta Siyaasadda

Golaha guurtida Somaliland, ayaa loo qaybiyay xeerka furista urrurada iyo asxaabta siyaasadda iyo xeerkii shaqaalaha dawaladda.

Sidoo kale waxaa ay guddi u sareen xeerkii liisamada ganacsiga oo ay maanta dood ka yeesheen muddanayaashu.

Taariikhda waa markii koobaad ee barlamaanka labada gole ee guurtidda iyo wakiilladu ay shaqeynayaan bil ramadaan, si ay u dhammeystiran xeerarka wixii qabyo ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker