“Qaadhaan-ururinta, hagaajinta iyo dhismaha suuqa Hargeysa waxa iska leh Dawladda hoose ee Hargeysa”.

Qaadhaan-ururinta, hagaajinta iyo dhismaha suuqa Hargeysa waxa iska leh Dawladda hoose ee Hargeysa.

Qolooyinkii Ramadaanta ina luggooyay ee ummadaha Islaamka ah innaga reebay, tolow sidee ayaa wax loogu aamini karaa?

Ha laga digtoonaado halkani abaarihii ma aha ee rag Kaalkulaytar wata oo xoolahoodii dab la tagay ayaa 10 indhood idinku soo eegaya.

“Dal waxaan ku noolahay
Runtu arag darraysoo
Daaddihi la yidhi been.
Hadday dunida ceeb tahay
Dusduskiyo khiyaamadu
Noo dabeecad weeyaan.” Abwaan Gaarriye, AHN.

Xildhibaa Maxamed Abiib

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker