Cabdirashiid Janan Oo Ka Faah-faahiyey Heshiiska Uu La Galay Dowladda

Saraakiil ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa shalay duleedka magaalada Beled Xaawo kula kulmay Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo soo ahaa Wasiirka Amniga ee Jubaland.

Tallaabadan ayaa timid iyadoo ilo kala duwan ay   sheegeen   inuu Cabdirashiid Janan wadahadallo kula jiray dawladda Soomaaliya.

Dhanka kale, Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inuu xulkii ka qaaday Wasiirkii Amniga ee maamulkiisa Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo loo yaqaan Cabdirashiid Janan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker