ADHIGA MAWSIMKA XAJKA LA FURO XAJKA KA DIBNA LA XIDHO W SUAAL DA WEYEN?

sida aad ognahay in ay tijaaradu ka madaxbanaantahay siyaaasada ilaa  arin   aa wadan beesha calaamku ka

fadhiisato qaraar cuna qabatayen ah laga soo saaro oo ku salasan aalado halis ku ah

nolosha aadamaha.

somaliland iyo somaliya waa labda dal ee nus qarni sacuudigu adhiga geella iyo loda oo ah

nooca LAB uu ka  qaadan jiay waa ARDUL XIJAAS  ixtiraam naga mudan dhamaan reer somaliland  iyo caalamul islaam .

somaliland iyo somaliya oo dagaalo iyo abaaro ragaadiyeen waa waajib ku ah in uu boqortooyadu ku naasnuujiso calaa aqal ka iibsiga xoolaha intooda lab ee leh adhi, lo,

iyo geel, waxse dhacday mudo dheer oo ah maalmihii umada afka somaliga ku hadashaa

ugu baahi badnayen ka ganacsiga xoolaha taa bedelkeeda wuxu sacuuudigu ku soo rogay

joojin dhammaan lafdhabarkii dhaqalaha shanta somaliyeed, taas oo ku keentay sicir barar

iyo noloshoo hoos u dhacda.

SUAASHA MEESHA KU JIRTAA WAXA WEEYI

MARKA SANADLAHA GUDASHADA XAJKU YIMAAD

MUXUU SACUUDIGU U FURAA XOOLAAHA SOMALILAND IYO SOMALIYA

MARKUU XAJKU DHAMAADANA U XIDHO?

F.GAARA

BAL FIIRSO XANAADA XOOLAHA EE BERBERA.

https://youtu.be/xQfb3wiNbAA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker