Siyaasi Cabdilaahi Geel-jire Oo Si Weyn Usoo Dhaweeyay Shirka Beellaha GARXAJIS Uga Furmay Buurta Gacan-Libaax,Sheegayna Inuu Ka Qeyb-gali Doono

Siyaasi Cabdilaahi  Jaamac  Cismaan (Cabdilaahi-Geel-jire) oo Xilal Wasiir-nimo kazoo qabtay Xukuumaddii Madax-weyne SIILAANYO,isla-markaasna ka tirsan Xisbigga Muxaafadka ah ee KULMIYE,ayaa ka hadlay Isku-dayga Dawladda Somaliya ee ku aaddan in Somaliland laga Jaro Mucaawimadda Caalamku bixiyo,isaga oo sheegay inay taasi muujinayso in aanay Somaliya Nolol-u-ogolayn Shacabka Reer Somaliland.

Waxa kale oo Siyaasi Cabdilaahi-Geel-jire ka hadlay Hadal kazoo yeedhay Maalintii shalay Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ku saabsan Goboladda SOOL Iyo SANAAG.

Dhinaca kalena,waxa uu soo dhaweeyay Shirka Buurta GACAN-LIBAAX uga    furmay qaar ka mid ah Beellaha Somaliland degan

Gabo-gabadii,waxa uu soo shacabka Somaliland ugu baaqay inay Midoobaan,isla-markaasna si deg deg ah loo so oaf-jaro kala qeybsanaanta Gudaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker