Daawo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada Somaliland
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayay looguna wanqalayay Murashaxiinta kala ah Maxamed Jaamac Koodbuur(shiine) oo u taagan doorashada golaha wakiilada ee Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Xuseen Askar oo u taagan doorashada golaha deegaanka Hargaysa.