Xildhibaan U Socday Ka Qaybgalka Aaska Hooyaddii Oo , Isna Geeriyooday Intuu’san Gaadhin Aaskii Hooyadii.

Alle ha Naxariistee Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar oo ka tirsanaa Aqalka Golaha Wakiiladda Ee Puntland, ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur Maanta, Kadib Markii uu shil gaadhi ku galay inta u dhaxaysa Deegaanka Midigaleh iyo Badhan.
Marxuumka Alle Ha u naxariistee, ayaa Sidda la Sheegay ku socday Magaaladda Badhan oo ay Hooyaddii ku Geeriyootay, Isla-markaana uu doonayey Inuu aaskeedda kaga qaybgalo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker