Switzerland Oo Laga Mamnuucayo Xidhashada Niqaabka 

Dalka Sawitzerland ayaa Axadda berito ah  codbixin u qaadayaa mamnuucista xidhashada Niqaabka   ay xidhaan haweenka muslinka ah.

Arrintan ayaa muran badan ka dhalisay dalkaasi, iyada oo ka sokow muslimiinta dalkaasi ay saamayn ku yeelan karto Dalxiisayaasha sannad kasta booqda dalkaasi ee ka soo jeeda dunida islaaamka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker