Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha JSL U Jeediyey Ardayda Ka Qalinjabisay Jaamacada Burco & Qodobo Muhim Ah.

Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha JSL U Jeediyey Ardayda Ka Qalinjabisay Jaamacada Burco & Qodobo Muhim Ah.

“Waxaan shacabka Somaliland ka tacsiyadeynayaa , gaar ahaan ardeyda maanta ka qalinjabinaysa jaamacadda Burco , gaar ahaan haweenka , dilkii foosha xumaa ee lagula kacay Ugbaad Cali oo maanta kamid ahaan lahayd ardeyda qalinjabinaysa jaamacadda , waxaanan farayaa hay’addaha garsoorka in hawsha sida ugu dhaqsaha badan loo dadajiyo , balana waxaan ku qaadaya inaan hore ka fuliyo marka uu isoo gaadho “
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker