Deegaan Ka Tirsan Gobolka Daad-madheedh Oo Xalay Lagu Arkay Waxa Haybtiisa La Aqoonsan Waaayay.

Deegaano ka Tirsan Gobolka Daad-madheedh, gaar ahaan Deegaanka Ina Caddami, ayaa Xalay lagu arkay Waxaan Haybtiisa la aqoonsan waaayay.
Waxan la garan oo Hawada Sare Deegaankaas marayey, ayaa Sidda ay Sheegeen Dadka Deegaanku samaynayay Dhawaaqyo isugu jira Olol iyo Gariir una soo socda Xaga Dhulka waxaana uu Cabsi iyo argagax Ku abuuray Dadka Deegaankaasi.
Goob joogayaal ayaa u xaqiijiyay in baadhis lagu waddo, Waxaani meesha uu ku dhacay iyo Inu cid waxyeelay. Iyadoo ay Deegaannaddan ay gaadheen Ciidanka Amniga Gobolka Daad-madheedh.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker